Advertisements
Wararka

Fiidiyow muujinaya qof ku labistay dharkii Khashoggi oo ka baxaya albaabka dambe…


Fiidiyoow cusub oo uu sii daayay telvision-ka CNN ayaa muujinaya in hawlwadeen ka tirsan Sacuudi Carabiga uu isu ekeysiiyey Jamal Khashoggi, kadib markii uu ku labistay dharkii Jamal markii la khaarijiyey kadib oo la arkay asaga oo ka baxaya albaabka dambe ee qunsiliyada Sacuudiga ee Istanbul maalinta dilka saxafiga. Taasi ayaa loo arkay in ay raad reeb aheyd.

Taasi ayaa ah cadeyn kale oo lagu ogaanayo in qorshaha lagu khaarijinayey Jamal horey loo soo dejiyey.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5210 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: