Advertisements
Wararka

Tartanka ciyaaryahanka ugu wanaagsan Afrika ee abaalmarinta BBC-da oo la soo saaray…


Waxaa lagu dhawaaqay Liiska kama dambaysta ah ee magacyada murashaxiinta ee abaalmarinta BBC-da ee ciyaar yahanka ugu wanaagsan Afrika ee sanadka 2018.

Murashaxiinta sanadkan ayaa kala ah Mehdi Benatia (Morocco), Kalidou Koulibaly (Senegal), Sadio Mane (Senegal), Thomas Partey (Ghana) iyo Mohamed Salah (Masar).

Codbixinta ayaa la furay 17kii Novembar bishan waxayna xirmeysaa 2da Decembar.

Natiijada Codeynta ayaa loogu dhawaaqi doonaa barnaamijka gaarka ah ee BBC-da qeybteeda World News ee bisha December 14-keeda 17:30 GMT bixi doona.

Liiska kama dambaysta ah ee murashaxiinta ayaa waxaa soo diyaariyay guddi khubaro ah ee kubada cagta Afrika.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5393 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: