Advertisements
Wararka

Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa…


Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa.

Gaariga oo ahaa kuwa aan xabadaha karin ayaa la sheegay in qaraxa la geliyay gudaha gaariga, waxaana ku dhaawacmay darawalkiisa iyo qof kale rayid ah.

Wararka ayaa sheegaya in gaariga uu qarxay xilli uu Xildhibaanka uu wax ka iibsanayay dukaan ku yaal wadada Maka al Mukarama.

Lama oga illaa iyo hada halka looga soo xiray qaraxa, waxaana arrinta layaabka leh ah in gaariga oo ah nuuca aan xabadaha karin in qarax lagu xiro.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5397 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: