Advertisements
Wararka

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada oo taageeray dadaallada Aqalka Sare…


Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada ayaa war kasoo saaray Go’aankii maalintii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee dhigayay in la xaliyay khilaafkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada.

Warka ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hadda uu Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si buuxda loogu taageeray dadaallada Aqalka Sare.

Qoraalka ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada waxaa ku saxiixay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5393 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: