Advertisements
Wararka

Ms Heather Nauert oo loo magacaabay danjiraha QM u fadhiyi doonta Mareykanka…


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa danjiraha u fadhiyi doona dalkiisa Qaramada Midoobay u magacaabay Afhayeenka wasaarada Arimaha Dibeda Ms Heather Nauert.

Wariyihii hore ee Tv-ga Fox ayaa waxay shaqada ka badali doontaa Nikki Haley oo ku dhawaaqday bishii October in ay shaqada ka tagayeso dhamaadka sanadkan.

Haweeneydan oo 48 sano Jir ah ayaa waxaa la horgeyn doonaa aqalka sare ee Senate-ka si ay u ansixiyaan.

Bishii April ee sanadkii 2017-dii ayey aheyd markii loo magacaabay in ay noqoto afhayeenka wasaarada Arimaha Dibeda Mareykanka.

Heather Nauert ayaa bishii November ee la soo dhaafay la hadal hayay in loo magacaabi doono xilkan.

Trump ayaa dhanka kale sheegay in uu ku kalsoon yahay waxqabadka haweeneydan ayna ka soo bixi doonto shaqada loo igmaday mar uu la hadlay warbaahinta gudaha Mareykanka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5396 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: