Advertisements
Wararka

Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta…


Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo lagu waddo in maalinta berri ah la doorto.

Guddiga doorashada ayaa maalintii shalay sheegay in 21 musharax isku soo taageen ka qeybgalka doorashada madaxweynaha halka 11 musharax kalana ku tartami doonaan xilka madaxweyne ku-xigeenka.

Maalinta berri ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay tahay 08 bishan Janaayo ayaa lagu wadaa in Garoowe ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo ay ku loolami doonaan wajiyaal cusub iyo kuwo horay loo yaqaanay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: