Advertisements
Wararka

Geel jirow waa lagu gaadayaa ee gaar ka qabo geela, geeljirow geelaada ilaasho…


Geel jirow geelaada ilaasho,

gaalo iyo gafuur weyn hadey gartaan waxaad gasho,

Gaadiid aan daalin baad tahay saxaraha u kala goosha,

Galadaha waxaa tahay Ilaah gaalada ugu faanay,

Geelow goror biya adigoon kaban baad geedi dheer

reeraha ugu gargaartaa,

Geelow Geedahaad cuntiyo caanahaaga caafimad in

ay leeyihiin hadey garteen gaalo iyo gafuur weynta,

Geeljirow waa lagu gaadayaa ee gaar ka qabo geela.

Enj. Jiraabay

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: