Advertisements
Wararka

M/weyne Trump oo weerar afka ah ku qaaday Agaasimihii hore ee FBI-da Mareykanka…


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markale weerar ku qaaday Agaasimihii hore ee FBI-da James Comey iyo xubno kale kadib markii warbaahinta Mareykanka qortay in FBI-da ay bilowday sanadkii hore baaritaan ka dhan ah in Trump guushiisa uu gacan ka geystay Ruushka iyo inkale.

Qoraalo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka sabtida maanta ayuu Trump ku sheegay in James Comey uu ahaa ruux ku caan ah Musuqa.

Dhanka kale Trump ayaa sheeko raqiis ah ku tilmaamay warbixin uu majalada Newyork Times qoray oo ku saaban baaritaanka.

Trump ayaa yiri wow waxaan wax ka baranay sheekada hogaamiyeyaashii hore ee FBI-da kuna caan baxay musuq maasuqa waa sida uu hadalka u dhigay.

Hogaamiyaha Mareykanka ayaa intaa ku daray in dhamaantood shaqada uu ka tiray halka kuwa kale uu ku qasbay in ay ka tagaan shaqada, balse ay hada doonayaan in dacwad been abuur ah ay ka sameeyaan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: