Advertisements
Wararka

Kenya: Waxay aadeen in ay soo gutaan waajibka tacsi laakin wey sumoobeen badankooda…


Ugu yaraan 52 qof ayaa loo qaaday Isbitaalada County-ga Bomet oo Nairobi ka xigtay  waqooyi galbeed ee dalka Kenya kadib markii ay ku sumoobeen hilib ay cuneen iyagoo ka qeyb galayey aas iyo janaazo.

Wargeyska Star ee Kenya ayaa soo wariyay in bukaannadu ay ka mid yihiin 14 carruur ah, 29 haween ah iyo sagaal nin – waxay halkaasi ka gudanayeen waajibka tacsi oo ka dhacday tuulo gobolkaasi ah.

Bukaannada ayaa ka cabanaya xanuun caloosha ah waxayna bilaabeen matag ka hor intaan loo qaadin isbitaalka, wargeyska ayaa sidaas yidhi.

Mas’uuliyiinta ayaa bilaabay baaritaan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: