Advertisements
Wararka

M/weyne Axmed Madoobe oo abaabul dagaal oo ka dhan ah Shabaab ka wada Afmadow…


Madaxweynaha Jubbaland ayaa Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada ee hoggaamin doonto dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

Axmed Madoobe ayaa Saraakiisha kala hadlay inay isku diyaariyaan dagaalka Shabaab ee Gobolka Jubbada Dhexe lagu qaadi doono, kaasi oo maalmaha soo socda bilaaban doona.

Jubbaland ayaa wada abaabul dagaal oo ka dhan ah Shabaab, gaar ahan sidii loo weerari lahaa Magaalooyinka Gobolka Jubbada Dhexe oo Shabaab ay gacanta ku hayaan.

Ciidamo badan ayaa lagu diyaariyay Magaalooyinka Afmadow iyo Kismaayo, halkaasi oo Madaxweynaha Jubbaland uu doonaayo in laga qaado weerarka ka dhanka ah Shabaab.

Al Shabaab dhankooda ayaa dagaalka abaabulkiisa socda, dhankooda waxa ay wadaan sidii ay isaga difaaci lahaayeen.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: