Advertisements
Wararka

M/weyne Trump oo mar kale ugu hanjabay cunaqabateyn dhaqaale dalka Turkiga…


Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ugu hanjabay cunaqabateyn dhaqaale dalka Turkiga oo qorsheynaya in uu la dagaalamo xoogagga Kurdiyiinta Suuriya marka uu Mareykanka ka boxo dalkaasi.

Xoogagga Kurdiyiinta ee garabka ka siiya Mareykanka la dagaalanka kooxda ISIS ee ka dagaalanta waqooyiga Suuriya ayaa waxaa soo wajahday cabsi badan tan iyo markii uu Mareykanka ku dhawaaqay in uu ciidamadiisa kala baxayo dalka Suuriya.

Trump ayaa soo saaray baaq ay ku kala bad-baadayaan labada dhinac ee xoogagga Kurdiyiinta ee loo yaqaan YPG iyo ciidamada Turkiga. Baaqaas ayaa ah in labada dhinac ay kala sameystaan xad cabirkiisu yahay 32 kilomitir kaas oo labada dhinac eysan isu soo dhaafi karin.

Waxa uu Trump sidoo kale ku hanjabay in uu weeraro kasoo qaadi doono xarumo ciidan oo ku dhow Suuriya hadii ay xaaladda cakiranto amaba ay ISIS soo rogaalceliso.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5671 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: