Wararka

Dab la sheegay in uu ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee magaalada Mogadishu…


Dab xoog leh ayaa lagu waramayaa in caawa ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Gaadiidka dab-damiska ayaa gaaray Suuqa, sidoo kale waxaa halkaa gaaray inta badan ganacsatada Suuqa oo isaga kala yimid xaafaddaha magaalada markii ay ka war helleen warka ku saabsan dabka mar kale qabsaday suuqa.

Laakiin ganacsatada qaarkood ayaa sheegay in dabkan marka la eego baaxadiisan uusan u xoogeyn si la mid ah kii dhawaan ka kacay oo geystay khasaare hantiyeed oo aad u ballaaran.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (5945 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: