Wararka

Xubnaha golaha Wasiirada ee maamulka Koonfur Galbeed oo 10 ka mid ah la magacaabay…


Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay 10 ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed.

10 Wasiir oo ku cusub Wasaaradaha loo dhiibay ayaa Wasiiradii hore waxaa ka soo laabtay kaliya Axmed Madoobe Nuunow oo loo dhiibay Wasaaradda Qorsheynta Iskaashiga & Maalgashiga.

Wasiirada kale ee ka soo dhex muuqday magacaabistaan ayaa dhamaantood ah kuwa ku cusub Saaxadda Siyaasadda Maamulka Koonfur Galbeed.

KoonfurGalbeed

KoonfurGalbeed1.jpg

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (5945 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: