Wararka

Qarax dhawaaqiisa aad u culus oo ka dhacay degmada Xamar weyne ee Mogadishu…


Qarax dhawaqiisa aad u culus yahay ayaa goor dhow waxaa laga maqlay Magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Saldhiga Degmada Xamar weyne & agagaarka Muqdisho Mall, halkaasi oo ay buuxeen dad badan oo shacab ah.

Gaadiidka Gurmadka deg dega ayaa ku sii cararaya goobta mashaqada ay ka dhacday oo ah agagaarka Saldhiga Xamar weyne.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee qaraxaan ka dhashay & bartilmaameedka meesha uu ahaa.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (5945 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: