Advertisements
Wararka

Dowlada Somalia oo u yeertay diblomaasiyiinta Qunsuliyada Somalia ee Jeddah…


Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay Diblomaasiyiinta Qunsiliyadda Soomaaliya ee magaalada Jeddah, kaddib qoraal ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibedda.

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qayb-sanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jeddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho muddo 30-berri gudahood.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6520 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: