Wararka

Nin Cumaani ah oo gacmaha ku istaagay magaalooyin badan oo ka tirsan adduunka…


Waxaan badanaa maqalnaa talada ah “waa inaad waxa u aragto si ka duwan aragtida kale”. Laakin Si kastaba ha noqotee qofkan Cumaaniga ah ayaa talo bixintan u dhigay siday aheyd. Sanadkii 2016-kii ayaa Fahd Al-Cabri wuxuu bilaabay safar uu ku istaagayo gacmihiisa intii uu booqanayey magaalooyin ka mid ah adduunka.

Fahad al Cabri ayaa isku tilmaamay “ilmo” Cumaani ah oo jira 31 sano. wuxuu yahay qof jecel waxyaabaha dabiiciga ah, socdaalka iyo sahanka.

Cumaani dhawaafay

Sanadka 2016-kii ayaa al-Cabri ku dhowaaqay dhaqdhaqaaq loo yaqaano “Hand Stand Every City”, Dhaqdhaqaaqan ninkan isku sheegay ilmaha ee Cumaaniga ah ayaa sheegay inuu “dhiirigelinayo nabada, farxada, caafimaadka, bedqabka”. sida uu wareysi ugu sheegay CNN-ta afka Carabiga.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (5945 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: