Wararka

Madaxda wadamada Ruushka, Turkiga iyo Iran oo ku kulmaya magaalada Sochi ee Ruushka…


Wadamada Turkiga, Ruushka iyo Iiraan ayaa kulan ku yeelan doona magaalada Sochi ee dhacda badda madow ee dalka Ruushka Khamiista maanta.

Kulankaan sadex geesoodka ah ayaa dalalkaan waxay uga hadli doonaan sidii xal nabadeed oo waara loogu heli lahaa siyaasada cakiran iyo colaada sideedii sano ee la soo dhaafay ka taagneyd wadanka Suuriya.

Madaxweynaha Turkiga Rejab Thayib Erdogan dhigiisa Iiraan Xasan Ruuxaani iyo marti galiyaha shirka Mr Vladamir Putin ayaa ka wada hadli doona sidii xal mideysan ay uga gaari lahaayeen xaalada dalkan carbeed.

Waa kulankii Afaraad oo sadexdan dal madaxdooda ay isugu yimaadaan si ay uga hadlaan dhibaatada Suuriya walow aysan wali xal mideysan aysan ka gaarin maareynta Arrintaan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (5945 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: