Advertisements
Wararka

Musharax horey ugu orday xilka M/weynaha Koonfur Galbeed oo xil loo magacaabay…


Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu lataliyihiisa Arrimaha Nabadeynta iyo Dib –uheshiisiinta ugu magacaabay Sayid Axmed Sheekh Daahir.

Siyaasigan loo magacaabay lataliyaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ahaa musharaxiintii la tartantay Cabdicasiis Laftagareen, waxaana Sayid Axmed Doorashadii uu ka qeyb galay ka helay afar cod.

ShabakadaWararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6149 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: