Advertisements
Wararka

Diyaarad ka tirsan Ethiopian Airlines oo burburtay wax yar kadib markii ay ka kacday Addis…


Diyaarad rakaab ah oo ay leedahay Ethiopia ee Ethiopian Airlines 737 ayaa burburtay goor dhow kadib markii ay wax yar ka hor ka kacday garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa iyada oo ku sii jeeday magaalada Nairobi ee Kenya.

Diyarada ayaa la socday dad rakaab ah oo gaaraya 149 ruux iyo 8 ka mid ah shaqaalaha diyaarada.

Waxaa si rasmi ah loo ogeyn dadka wax ku noqday shilkaasi inkastoo Xafiiska Rai’sul wasaaraha Ethiopia uu bartiisa twitterka ugu tacsiyadeeyey dadkii dadkooda wax ku noqday shilkaasi.

Wararka ku saabsan diyaaradan ayaa weli iska soo daba dhacaya.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com 

Advertisements
About Admin (6796 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: