Advertisements
Wararka

M/weynaha Jabuuti Ismail Omar Geelle oo maanta soo gaaray magaalada Mogadishu…


Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si wayn loogu diyaar garoobay soo dhaweynta Wafdiga Madaxweyne Geelle ee maanta soo gaaray Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxaa Wafdiga Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo kaga hortagay Madaxweynaha ilinka hore ee Diyaarada.

Madaxweyne Geelle & Madaxweyne Farmaajo ayaa salaam Sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada lagu diyaariyay Garoonka Aadan Cadde ee soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha loogu talo galay.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo Wafdiga Madaxweynaha dalka Jabuuti ay laba cisho sii joogi doonaan Muqdisho.

Madaxweynaha Jabuuti & Wafdigiisa ayaa loo soo galbin doonaa Magaalada gudaheeda, maadaama si wayn loo adkeeyay ammaanka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6149 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: