Advertisements
Wararka

Ninkii ka dambeeyey xasuuqii labada masjid ee New Zealand oo la hor geeyey maxkamad…


Ninka lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerarkii lagu xasuuqay Muslimiin tukunaysay ayaa la soo taagay maxkamad ku taal New Zealand.

Brenton Tarrant oo ah 28 ayaa maxkamada degmada Christchurch ka soo muuqday isagoo indhaha ku gubaya saxafiyiintii ku sugneyd maxkamada.

Tarrant oo gacmaha ka katiinadeysnaa xirnaana dhar cad, kabana aan xirneyn ayaa xaakimkii maxkmada u aqriyay dambiyada loo haysto oo ah dil, waxana uu ruxay madaxiisa isagoo la amray in xabsiga lagu sii hayo illaa April 5 markaas oo maxkamada sare ay dhagaysan doonto dacwadiisa.

Xaakimka Maxkamada Paul Kellar ayaa u oggolaaday weriyaasha inay sawiro ka qaadaan eedeysanaha balse aan la muujin wajigiisa.

Brenton Tarrant ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa ninkii shalay salaadii Jimce rasaasta ku furay muslimiin ku tukanaysay labo masaajid oo ku yaal dalka New Zealand,waxaana ku dhintey 49 ruux halka 40 kalana ay ku dhaawacmeen weerarka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6149 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: