Advertisements
Wararka

Qeybo ka mid ah wadooyinka muhimka ee magaalada Mogadishu oo xiran maalintii labaad…


Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad la ogoleyn dhaqdhaqaaqa guud ahaanba gaadiidka dadweynaha marka laga soo tago gaadiidka dagaalka ciidamada iyo kuwa mas’uuliyiinta dowladda.

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-galyada ayaa ku sugan Wadooyinka ee magaalada, iyadoo lagu wado maanta in madaxweynaha Jabuuti oo maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho uu booqdo xarumo kala duwan oo ay ka mid tahay xarunta Golaha Aqalka Sare ee Soomaaaliya.

Dadka ayaa la arkayaa iyaga oo lugeynaya islamarkaana su’aalo badan iska weydiinaya xirnaashaha magaaalada ee maalintii labaad, waxaana arintan cabasho weyn ka keenay dadka ku shaqeysata gaadiidka dadweynaha oo dowladda ka dalabanaya in wax laga badalo habka sugida amniga wafuuda imanaya magaalada.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6149 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: