Advertisements
Wararka

Ciidamo soo faarujiyey goobo muhim ah ee Sh/Dhexe oo ka cabanaya mushaar la’aan…


Waxaa ku sugan weli duleedka degmada Balcad qaar kamid ah ciidamada xoogga dalka oo ka soo baxay xarumihii ay hore ugu sugnaayeen ee gobolka Sh/dhexe.

Ciidamadan ayaa waxa ay ka cabanayaan mushaar la’aan iyo daryeel la’aan isugu darsantay, hase yeeshee wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in ay socdaan wadahadalo ku aadan sidii ciidamadan ay dib ugu laaban lahaayeen goobihii ay soo faarujiyeen oo ah goobo muhiim u ah maamul goboleedka Hirshabelle.

 

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6341 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: