Advertisements
Wararka

Agaasimihii guud ee Wasaarada Gaashaandhigga oo shaqo joojin lagu sameeyey…


Wasiirka Wasaarrada Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii guud ee wasaarradda Sokor Jaamac Geyre.

Wasiirka ayaa sheegay in shaqo ka joojinta qeyb ka tahay isbadalka guud ee lagu sameynayo hay’addaha Amniga dowladda iyo hormarinta maamulka Wasaarradda, waxaana xilka Agaasimaha loo magacaabay si Ku-meel gaar ah Warsame Maxamuud Xassan Keytoon.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6334 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: