Advertisements
Wararka

Dhismaha caanka ah ee Notre Dame Cathedral oo dab ka kacay magaalada Paris…


Dacwad oogaha Faransiiska ayaa furay baadhitaan ku saabsan dab ka kacay dhismaha Notre Dame Cathedral oo ku taalla caasimadda Faransiiska ee Paris maanta oo Isniin ah, halka madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu tagay goobta dabka ka kacay.

Afhayeenka xeer-ilaaliyaha ayaa u sheegay CNN in xeer-ilaaliyaha guud ee Faransiiska uu furay baaritaan ku saabsan dhacdada, isagoo aan faahfaahin dheeraad ah bixin.

Dhinica kale, Macron ayaa tagay goobta dabka ka kacay asaga oo ku weheliya Duqa Magaalada Paris Anne Hidalgo, Ra’iisul Wasaaraha Edouard Philippe, Marwada koowaad Brigitte Macron iyo Xeer Ilaaliyaha Paris.

Madaxwaynaha Faransiiska ayaa muujiyay murugo qoto dheer oo ka dhashay dabka ka kacay Cathedral-ka, isagoo tilmaamay in dadka Faransiisku dhammaan dareenkaasi oo kale la nool yihiin, sidoo kale ayaa wadnahooda la jiraa Katholkiyiinta iyo guud ahaan dadka Fransiiska.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6334 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: