Advertisements
Wararka

Ivanka Trump oo booqasho uga bilaabatay dalka Itoobiya iyadoo dhiirigelineysa shaqo…


Gabadha uu dhalay madaxweyne Trump oo lagu magacaabo Ivanka ayaa ka degtay dalka Itoobiya iyada oo booqan doonto xarumaha ay ka shaqeeyaan hablaha.

Mashruuca hormarinta dumarka ayaa waxaa ka faa’ideysan doona 50 million oo haween ah oo ku nool qaarada Afrika marka la gaaro sanadka 2025-ta.

Ivanka Trump ayaa meelaha sida gaarka ah ay u booqan doonto waxaa ka mid ah shirkadaha soo saara coffee ga oo dumarka ka shaqeeyaan.

Mashruucaan oo la daahfuray bishii Febraayo ayaa ujeedadiisa tahay sidii xirfado shaqo loogu tababaro dumarka si nafsadooda ay u Caawiyaan.

Fulinta qorshaha mashruuca xirfadaha shaqo loogu abuurayo ayaa waxaa ku baxeysa 50 million oo dolar iyadoo 38 million oo ka mid ah uu bixinayo sanduuqa hormarinta gargaarka dibeda Mareykanka ee loo yaqaan USAID.

Afarta maalin oo ay joogto Ivanka Trump Qaarada Afrika ayaa waxay sidoo kale booqan doontaa dalka Ivory Coast.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6334 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: