Advertisements
Wararka

Shir looga hadlayey Amniga Caasimada oo shir guddoomiyey R/wasaare ku xigeenka…


Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka Guddiga Amniga oo looga hadlayay amniga Caasimadda, iyadoo shirkan ay goobjoog ka ahaayeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho, sida banaan baxyadii rabshadaha watay, khasaarihii ka dhashay iyo arrimo kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la isla gartay in shacabka shucuurtooda ku muujin karaan banaan baxyada si nabad ah oo xasillooni ah, lagana ilaaliyo rabshadaha, lana aqbali karin in waxyeelo loo geysto hantida danta guud iyo tan ganacsatada ah.

Waxaa uu sheegay in shaqsiyaad loo qabtay rabshadahaas, sidoo kale waxaa uu xusay in askarigii qof shacab ah dhibaato u geysta inuu muteysan doono sharciga.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6334 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: