Advertisements
Wararka

Computer saadaaliyey kooxaha ku guuleysan doona horyaalka Ingriiska iyo Champions League…


Afar kulan ayaa ka harasan dhamaadka xilli ciyaareedka Premier League 2018-19, Iyada oo sii kordheysa xifaaltanka Liverpool iyo Manchester City, sidaasi oo jirta waxaa dhexda ka soo galay kombiyuutar dheellitiran oo saadaaliyey kooxda qaadi doonta koobka horyaalka.

Kombuyuutarka ayaa shaaca ka qaaday kooxaha ku guuleysan doona tartamada Champions League iyo Europea League.

Sida uu computer ka saadaaliyey mar hore ayaa sheegay in kooxda Juventus ay ku guuleysan doonto Champions League sanadkan, waxay ku garaaci doontaa Barcelona 2-1, guusha uu saadaaliyey Computer-ka ee Premier League ayaa ah in Manchester City ay ku guuleysan doonto Horyaalka, sidoo kale Champions League soo socda ayaa loo saadaaliyey afarta kooxood ee Ingriiska ka soo baxeysa oo kala ah Manchester City, Liverpool, Tottenham iyo Chelsea, doorka Europa League waxaa u soo bixi doona Arsenal iyo Manchester United, Cardiff City ayaa ka bixi doonta horyaalka Premier League.

Reds aytaa waxaa u haray afar kulan: Cardiff City, Huddersfield Town, Newcastle United iyo Wolverhampton.

Man City ayaa waxaa u haray shan kulan: Tottenham, Manchester United, Burnley, Leicester City iyo Brighton.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6334 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: