Advertisements
Wararka

Galmudug oo madaxda dowlada ugu baaqday inay iska iloobaan muddo kordhin…


Maamulka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku qaadacay sharcigii doorashooyinka iyo Axsaabta oo ay shalay meel mariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyay Madaxda dowladda Federaalka inay jahwareerinayaan arrimaha masiiriga ee dalka.

Sidoo kale waxaa war saxaafadeedka lagu sheegay in aanay qeyb ka aheyn go’aanada aan waafaqsaneyn Dastuurka ee ay gaareen Golaha Wasiirada.

Galmudug ayaa ugu baaqday Madaxda dowladda inay iska ilaabaan xeerka doorashooyinka oo ay sheegeen in ujeedkiisa yahay muddo kordhin.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6528 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: