Advertisements
Wararka

Jubbaland oo dowlada federaalka ku eedeysay faragelin, khalkhal gelin dhinaca amniga…


Jubbaland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeysey iney faragelin iyo khalkhal gelin dhinaca Amniga ku heyso magaalada Kismaayo kadib dagaal garoonka Kismaayo shalay galab ku dhexmaray Musharax Madaxweyne Cabdinaasir Seeraar iyo Ciidamada Jubbaland.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in wixii ka dhacay Garoonka Kismaayo ay eedeeda leedahay Dowladda federaalka, isla markaana ay taasi cadeyn u tahay khalkhal gelinta amniga ay dowladda Soomaaliya ka wado deegaannada Jubbaland.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7382 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: