Advertisements
Wararka

Ciidamada Sacuudiga ayaa sheegay in sideed nin oo hubeysan ay ku dileen gobolka al-Qatif…


Ciiddanka booliska Sacuudiga ayaa sheegay inay 8 nin oo hubeysan ay ku dileen Howlgal ka dhacay Jasiirad ku taalla gobalka Al-Qatif maalintii shalay.

Wakaaladda Wararka Sacuudiga ayaa sheegtay inuu Hawlgalkaasi ka dhacay Jasiiradda Tarout oo ku taalla bariga dalkaas ka dib markii Boolisku ay weerareen koox cusub argagixiso oo halkaas lagu asaasay

Ragga la laayey oo iska caabin adag sameeyey ayaa waxaa lagu eedeeyey iney qorsheynayeen inay weeraro qorsheysan ku qaadaan Xarumo dowlada Sacuudigu ku leedahay gobolka Al-Qatif.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6528 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: