Advertisements
Wararka

Midowga Yururb ayaa sheegay inay si buuxda u taageeri doonaan heshiiska Nuclearka…


Madaxa siyaasada ee arimaha dibeda Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu si buuxda u taageeri doona heshiiska caalamiga ahaa ee dhanka Nuclearka ay wadamada quwadaha la gaareen dalka Iiraan sanadkii 2015-kii.

Ms Mogherini ayaa tilmaantay in ay ka go’antahay xoojinta heshiiskaan ayna wadi doonaan taageerada Iiraan inta ay awoodaan, xilli Iiraan ay cunaqabateyn kala kulmeyso dowlada Mareykanka.

Ku dhawaaqida Arintaan ayaa imaaneysa iyadoo xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Mike Pompeo oo la filayo in maanta galinka danbe uu gaaro magaalada  Brussels halkaasi uu wadahadal ku aadan arintan Iiraan kula yeelan doono saraakiil ka tirsan Midowga Yurub.

Madaxa siyaasada arimaha dibeda Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa qirtay in lagu soo wargaliyay kulanka Pompeo waxaana ay tilmaantay in ay ka hor imaan doonaan dadaalada Mareykanka ee ka dhanka ah Iiraan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6528 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: