Advertisements
Wararka

Booliska maamulka la magac baxay Somaliland ayaa xabsiga dhigay wiil ku labistay…


Ciidamada Booliska Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa waxa ay xabsiga dhigeen wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa dhar laga tolay dharka Buluuga ah ee Calanka Soomaaliya, maalin kahor maalinta aasaaska xisbiga SYL.

Ninka la xirey oo magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar” ayaa xirnaa Surwaal iyo Jaakad leh midabka Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya.

Illaa iyo hadda ma jirto cid u hadashay ciidamada Booliska oo ka warbixisay dambiga uu galay wiilkan.

Maamulka Somaliland ayaa toddobaadkii hore waxa ay xabsiga u taxaabeen mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland kadib markii uu ku tilmaamay in maalinta 18May ay tahay maalin u gaar ah beel ka mid ah beelaha dega Waqooyiga Soomaaliya.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6528 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: