Advertisements
Wararka

Magaalooyinka maamulka Somaliland oo maanta si weyn looga xusayo munaasabada…


Waxaa saakay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo katirsan maamulka Soomaaliland ka socota xuska munaasabada 18-ka May oo ah maalintii ay ku dhawaaqday Soomaaliland in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Munaasabad ka socota magaalada Hargeysa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan maamulkiisa, saraakiil iyo dadweyne kala duwan.

May18-

Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa gaardo ka ciyaar iyo socod ku maraya goobta ay munaasabada ka socota, waxaa sidoo kale goobtaasi lagu soo bandhigayaa awooda ciidamada maamulka Soomaaliland iyo hubka ay heystaan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6528 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: