Advertisements
Wararka

Wasaarada Waxbarashada oo soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare…


Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare , waxaana imtixaankan uu si rasmi ah Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka uga bilaabanayaa 27-ka bishan.

Imtixaankan ayaa bilaabanaya 27-ka bishan oo ku beegan maalin Isniin ah, waxa uuna soconaaa ilaa 31-ja bishan May oo ku beegan maalinta Jimcaha, Imtixaankan ayaana ah mid ku celis ah kadib markii uu fashilmay imtixaankii hore.

jadwalka.jpg

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7382 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: