Advertisements
Wararka

Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday xariga suxufi wax baara oo ka dhacay Moscow…


Boqolaal ruux ayaa dibadbax ballaaraan ka sameeyay magaalada caasimada ah ee Moscow ee dalka Ruushka kaasi oo looga soo horjeeday xariga saxafi ka shaqeeya baaritaanada Qarsoon.

Ivan Golunov oo mudo todobaad ah xirnaa ayaa la sii daayay talaadadii kadib caro ka Dhalatay xarigiisa.

Dibadbaxayaasha ayaa ku eedeeyay saraakiisha Booliska,sida ay ula dhaqmeen saxafigaan rug Cadaaga ah.

Dowlada Ruushka ayaa dib uga laabatay dhamaan dacwadihii ka dhanka ahaa Wariyahaan.

Inkastoo la sii daayay wariyahaan ayaa dhanka kale taageerayaashiisa waxay qaateen in ay banaanbaxaan si ay uga dhiidhiyaan xariga loo geystay waxaana ay ugu baaqeen in la ciqaabo askartii ku lugta laheyd ficilkaan.

Booliska Ruushka ayaa dibadbaxaan ku xiray dhowr qof waxaana ka mid ahaa hogaamiyaha isbaheysiga mucaaradka Alexei Navalny.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6739 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: