Advertisements
Wararka

Maxkamad Mareykan ah oo xukun dil ah ku riday nin horey si ula kac ah u dilay seddax arday…


Maxkamad kutaala dalka Mareykanka ayaa xukun dil ah ku riday Craig Hicks oo lagu helay dambi ah in uu si ula kac ah u toogtay sadex arday oo Muslimiin ah oo wax ka baranayay jaamacad dalkaasi kutaala.

Ninkan ayaa toogasho ku dilay sanadkii 2015-kii Deah Baraka oo 23 jir ahaa iyo xaaskiisa Yusor Mohammad oo 21 jir ahayd, waxa uu sidoo kale ninkan dilay Razan Mohammad oo la dhalatay Yusor.

Maxkamada ayuu ninkan ka hor qirtay in uu galay sadex dambi oo heerka koobaad ah, waxa ay sidoo kale maxkamada ninkan ku weysay dambi kale oo la xariiray jinsi iyo islaam naceyb.

Cunsuri-.jpg

Booliiska ayaa horey u sheegay in dilkaasi uu ka dhashay muran ka billowday meel gawaarida la dhigto oo gurigooda ku hortaalla taariikhdu markay ahayd bishii February ee sannadkii 2015.

Ninkan xukunka lagu riday ayaa sadexda ruux uu dilay waxa ay ahaayeen arday wax ka barata Jaamacad kutaala Mareykanka , Barakat ayaa sannadkii labaad dhakhtarnimo dhanka ilkaha ah ka baranayay jaamacadda UNC halka xaaskiisa Yusor iyaduna markaas uun ku biirtay iyadoo dhakhtarnimo dhanka ilkaha ah billawday.

Gabadha kale ee weerarka laguy dilay oo la dhalatay xaaska Barakat ayaa iyaduna xiliga la dilayay naqshadaynta ka baranaysay jaamacadda North Carolina State University ee dalka Mareykanka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6739 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: