Advertisements
Wararka

Tartanka ciyaaraha adduunka ee kubada cagta ee hablaha oo si habsami leh uga socda France…


Tartanka ciyaaraha adduunka ee kubada cagta hablaha ee FIFA 2019 oo si habsami leh uga socda dalka Faransiiska, waxaanna ku hardamaya Qaramada 24 dal oo loo qeybiyey lix group, ilaa iyo hadda waxaa la ciyaaray min labo kulan oo aan ka aheyn kooxaha Qaramada group-ka F oo kulankooda labaad ciyaari doona maanta.

Waxaa loo qeybiyey sidatan:

Group A France 6, Norway 3, Nigeria 3, South Korea 0.
Group B Germany 6, Spain 3, China 3, South Afrika 0.
Group C Italy 6, Brazil 3, Australia 3, Jamaica 0.
Group D England 6, Japan 4, Argentina 1, Scotland 0.
Group E Netherlands 6, Canada 6, Cameroon 0, New Zealand 0.
Group F United States 3, Sweden 3, Chile 0, Thailand 0.

USA world cup.jpg

Sida runta ah waa ciyaaro aad u xiiso badan oo aan ka dhicin kuwa ragga.

La arki doonee Qaranka ku guuleysta.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: