Advertisements
Wararka

Somaliland oo deegaanada hoos taga ka mamnuucday Telefishanka Qaranka Somalia (SNTV)…


Maamulka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV oo ku hadlka codka dowlada Somalia

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada inay SNTV ka saaraan khadkooda.

Lama oga waxa Somaliland ku kalifay talaabadan hase ahaatee waxay ku soo aadeysaa xili maanta la filayo in wakiilo ka socda dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland kulan ku yeeshaan Nairob.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: