Advertisements
Wararka

Tartanka kubada cagta ee Copa America oo sideed kooxood u soo baxeen Quarter finalka…


Waxaa daaha laga rogay isku aadka tartanka Copa America ee quarter finalka oo sideed koox qaran isugu soo hartay, taasi ayaa ka dhigan in ay bilaaban doonto ciyaarta dhabta ah ee tartanka.

Waxaa soo baxay Brazil, Venezuela, Peru, Colombia, Argentina, Paraguay, Uruguay iyo Chile, kooxaha banaanka lo tuuray ayaa kala ah Japan, Qatar, Bolivia iyo Ecuador.

Waxaa jiri doona kulamo muhiim ah wareega quarter-finalka, sida kulanka Colombia vs Chile iyo Argentina vs Venezuela. Sidoo kale kooxda Brazil oo la balansan kooxda Paraguay iyo kooxda Uruguay oo isku dhici doonaan kooxda hamiga leh ee Peru.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: