Advertisements
Wararka

Isku aadka quarter finalka Tartanka Qaramada Haweenka ee adduunka 2019 oo la soo…


Tartanka kubada cagta ee Qaramada Haweenka adduunka 2019 oo ka socda dalka France ayaa la soo gebagebeeyey ciyaarihii Knock out oo sideed kooxo Qarameed ku tartamay, waxay aheyd natiijada sidatan:

Norway 4-1 Australia  England 3-0 Cameroon  France 2-1 Brazil  Spain 1-2 United States
Sweden 1-0 Canada  Italy 2-0 China  Netherlands 2-1 Japan

Qaramada isugu soo haray quarter finalka ayaa sidan la isugu aadiyey:

27 June Norway-England
28 June France-USA
29 June Italy-Netherlands
29 June Germany-Sweden

Halkan waxaad ka dheehan kartaa in Qaramada Haweenka ee Yurub ay yihiin weli kuwa hogaaminaya ciyaaraha tartamada kubada cagta ee adduunka ee 2019.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7569 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: