Advertisements
Wararka

Kooxda kubada cagta Ingriiska ee Haweenka oo u soo baxay semi-finalka koobka adduunka…


England ayaa gaartay semi-final-ka Koobka Adduunka ee Haweenka kadib markii ay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan oo ay ku garaaceen kooxda haweenka Norway.

Lucy Bronze ayaa qeybtii labaad ee ciyaarta goolka guusha u dhalisey kooxda England, halka labada gool ay dhaliyeen qeybtii hore ee cayaarta oo ay kala saxiixeen Jill Scott iyo Ellen White.

Kooxda Ingriiska ayaa laheyd gacanta sare ee ciyaarta iyaga oo runtii muujiyey ciyaar aad xirfadeedu u sareeyso.

Waxaa caawa isu balansan qaramada France vs USA, labada kooxood ayaa ah kuwo aad u adag, siday ahaataba la arki doonee waxa ka soo baxa

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: