Advertisements
Wararka

Xulalka Netherlands iyo Sweden oo u soo gudbay semi finalka koobka adduunka ee Haweenka…


Xulalka dalalka Netherlands iyo Sweden oo u soo baxay tartanka semi finalka koobka adduunka ee kubada cagta Haweenka iyaga oo soo kala reebay xulalka Italy iyo Germany.

Ciyaarta hore waxaa wada ciyaaray xulalka Netherlands vs Italy waxay ku dhamaatay 2-0 oo Netherlands ku soo baxday.

Xulka Sweden.jpg

Ciyaarta labaad ayaa waxaa wada ciyaaray xulalka Sweden vs Germany, waxay ku dhamaatay 2-1 oo Sweden ku soo baxday.

Semi finalka waxaa wada ciyaari doona xulalka England vs USA 2da bisha July halka Netherlands vs Sweden ay ciyaari doonaan 3da bisha July.

La arki doonee natiijada…

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: