Advertisements
Wararka

Ingriiska oo doonaya inuu ugu dambeys ka baxo Midowga Yurub dhamaadka October…


Xoghayaha Arimaha ka bixitaanka dowlada UK u qaabilsan Midowga Yurub Stephen Barclay ayaa sheegay in waajib ay tahay in UK ay ka baxdo Midowga Yurub.

Wuxuu sheegay in Yurub laga doonayo in ay dib u furto wadahadalada kaasi oo ay horay ugu fashilantay Theresa May.

Xubnaha baarlamaanka UK ayaa sadex mar ka hor yimid hanaanka siyaasadeed ee May.

Balse Stephen Barclay ayaa sheegay in waajib ay tahay in bisha October ay UK ka baxdo Midowga Yurub.

Isaga oo warbaahinta kula hadlayay magaalada London ayaa wuxuu sheegay in heshiis la’aan ay uga bixi doonto UK Midowga Yurub.

Labada dhinac ayaa wali isku afgaran arrimo ay ka mid yihiin dhanka is dhexgalka iyo dhanka socdaalka marka ay UK ka baxdo Midowga Yurub.

Muwaadiniin badan oo ka soo jeeda dalalka Yurub ayaa waxay ku nool yihiin gobolada kala duwan ee Ingariiska,sidoo kale muwaadiniin badan Ingriis ah ayaa ku nool dalalka Midowga Yurub.

Boris Johnson oo la filayo in uu badalo Theresa May ayaa sheegay in ay u baahan yihiin in 31 October ay ugu danbeyn doonayaan in ay ka baxaan Yurub.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: