Advertisements
Wararka

Dowlada Mareykanka oo wada qorshe lagu abuurayo isbaheysi militari oo xaqiijiya…


Dowlada Mareykanka ayaa wado qorshe Milatari oo ka dhan ah Iiraan, si looga hortago waxa ay ugu yeertay caqabad amni daro oo ka dhacda gacanka Khaliijka.

Jenaral Joseph Dunford oo ah hogaamiyaha ciidanka Badda Mareykanka ayaa sheegay in qorshahooda yahay Isbaheysi milatari, si loo xaqiijiyo amniga xeebaha Yemen iyo Iiraan.

Waxaan ogaan doonaa todobaadyada soo aadan dalalka nagu soo biiri doona, balse waxaa naga go’an in si xor ah ay maraakiibta u maraan biyaha Hormuz iyo Bab Al-Mandab, sidaa waxaa yiri Dunford.

Tiro maraakiib ayaa bishii hore lagu weeraray xeebaha Khaliijka, waxaana dowlada Mareykanka iyo Sacuudiga ku eedeeyeen dalka Iiraan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: