Advertisements
Wararka

Shiinaha oo loogu baaqay inuu xayiraada ka qaado Muslimiinta Uighurs ee uu xeryaha ku ooday…


In ka badan 20 dal ayaa ugu baaqay wadanka Shiinaha in xayiraada ka qaado dadka laga tirada badan yahay ee Uighurs ee ku nool Dalkaasi.

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegtay in Safiirada wadamada reer galbeedka ay baaqaan kula soo biireen hey’adaha u dooda xuquuqda Aadanaha.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan hal million oo qaxooti ah oo u dhashay qowmiyada Uighurs ee Muslimka ah lagu ooday xeryo qaxooti oo ku yaal gobolka Xinjiang.

Balse Shiinaha ayaa sheegay in dadkaan la barayo xirfado si ay shaqo abuur ugu Noqoto.

Fariinta loo diray dalka Shiinaha 8-dii bishan July ayaa waxaa ku saxiixnaa 22 Safiir.

Waxaana ka mid ahaa wadamada Australia, Canada iyo Japan iyo qaar ka mid ah dalalka reer Yurub, sida Faransiiska, Ingariiska, Jarmalka iyo Switzerland.

Balse xubnahaan ayaa waxaa ka maqnaa dalka Mareykanka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (6919 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: