Advertisements
Wararka

M/weyne Farmaajo oo dib u celiyey jinsiyadii labaad ee Mareykanka ee uu heystay…


Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.

War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa lagu sheegay in howsha dib u celinta Jinsiyaddii labaad ee Mareykanka ay muddo soo socotay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shirar dhowr ah uga baaqday Mareykanka labadii sano ee u dambeysay uu hayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, shirarkaasoo ahaa mid muhiim ah, waxaa ka mid ahaa Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7165 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: