Advertisements
Wararka

Dowlada Somalia oo hadal ka soo saartay doorashada loo madlan yahay ee Jubbaland…


Wasaraadda arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baal marsan Dastuurka iyo shuruucda dalka oo ka soo baxda doorashada Jubbaland.

Tallaabadan ayaa sii xoojineysa khilaafka ka taagan hannaanka doorasho ee Jubbaland, iyadoo horay dowladda Federalka uga soo horjeesatay qaabka wax u socdaan.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-

DoorashaJubbaland.jpg

DoorashaJubbaland-.jpg

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7164 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: