Advertisements
Wararka

Guddiga doorashada Jubbaland oo soo hormariyey doorashada madaxtinimo ee la filayo…


Guddiga doorashada Jubbaland ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga hadlayaan doorashada madaxtinimo ee la filayo in la qabto bishan Agoosto.

War saxaafadeed ay soo saareen maanta ayaa waxaa lagu sheegay in la soo hormariyay doorashada madaxtinimo ee la filayay in ay dhacdo 24-bishan Agoosto, sida ay gudigu Xaqiijiyaan.

Qoraal ka soo baxay xarunta Gudiga doorashada Jubbaland ayaa lagu shaaciyay in doorashada la qaban dooni 19-ka Bishan oo ku beegan maalinta Isniinta ee todobaadka Danbe.

Waxay ku soo aadeysaa iyadoo xubnaha Mucaaradka ah ee Jubbaland ay qaadaceen xildhibaanadii shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.

Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa gudoomiyaha gudiga doorashada Jubbaland Xamsa Cabdi Barre.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7164 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: