Advertisements
Wararka

Banaanbax weyn oo lagu taageerayo golaha ku meel gaarka ee Koonfurta Yemen oo Cadan…


Taageerayaasha Golaha ku meel gaarka ee Koonfurta Yemen oo taageerada ka hela dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ee loo soo gaabiyo (STC) ayaa maanta oo Khamiis ah ku soo bandhigay Fagaaraha Cadan isku soo bax aad u ballaran oo lagu taageerayo guusha golaha ku meel gaarka ah uu gaaray.

Wax yar ka hor bilowga munaasabadda isu soo baxa, taageerayaasha Golaha Ku-meelgaarka Koofureed ee ka soo jeeda degmooyinka Hadramaut, Mahra, Shabwa ee bariga dalka, Abyan, Lahj iyo al-Dhalac ee koonfurta, waxay isugu tageen fagaaraha lagu soo bandhiggo isu soo baxayda ee Khor Maksar (guriga xafladaha) ilaa fiidnimadii Arbacada iyada oo amniga aad loo adkeeyay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in gawaarida gaashaaman iyo xirmooyin militari la geeyay saddexda albaab ee laga galo gobolka Cadan, halka garoonka bandhigga ay ku hareereysan yihiin xayndaab weyn oo amniga lagu sugo, halkaasoo kaqeyb galayaasha isu soo baxa baaris buuxda lagu marsiiyay.

Isu soo baxan oo hareer socda ciidanka militariga waxay carrabka ku adkeeyeen in doorashada inqilaabka iyo afgembiga dowladda sharciga ah lagu sameeyey ay tahay rabitaan shacbi oo aan aheyn doorashada golaha ku meel gaarka ah kaligiis.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7164 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: